DEG DEG FARMAAJO OO KA FARXIYAY QOYSKA SHEEGOOW & DADKII OO KU FARXAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 апр 2025
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

Комментарии • 63

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  12 часов назад +10

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 11 часов назад

      War shicibow Odaygan daahir Calasow waa shar Somalida loo soo’diray inuu isku diro oo dhaqanka xun ku faafiyo iyagoo la’jilayo been ahaan walahi waa mashruuc kufaarta ay u soo dirsadeen in Somalida dhaqanka laga xumeeyo oo xumaanta la’caadaysto iyo gaalnimada iyo qowmu’luudkq istaqfurulah 😢 mana’aha qabiilkuu sheeganayo ama Somaliba maaha, Muslimna maaha subhannallah 😢 rabbiyow Ceebtiisa iyo sharkiisa dibadda ha’soo dhigo oo umadda Somali ilaahay haka’qabto isag iyo kuwa mashruuca ku soo qaatay xumaanta sida Habarta Hani la’yidhaah ilaahay ha’cadaabo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Kolay Waa Ethiopian 🇪🇹🤮🤧 uraya nacald ilaahay haku’wada’rido iyo inta sharka wada oo shicibka Somali isku diraysa iyo dhaqanka xun ka’dhex wada ilaahay silic ha’u dilo kulligooda yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 6 часов назад +2

    ilaahow unaxariiso jenaraalkaas war somaaliya kasooqaxa wamaxay dhulkoodii somaaha intiidhimatay allaha unaxariiso

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 5 часов назад +1

    Jareero
    Doqonimada iska daafa, xasan sh hooyodiis cayda ka joojiya, hooyadiisa waa xawaadle, Abgaalne cayda ka daaya, asaga iyo team kiisa bas qabsada.
    Siyaasada bartaa.

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 5 часов назад +1

    Abaayo maxaad ii dili waan ku jeclahay garabkaagaana ahay cadawga aan isku meel uga soo jeesano caay ciidan nooma noqotee cadawgeena waa midee cayda daaya hadal yar iyo howl badan kalya naagahaan fayuus baad rabtaan ee sheegoow umanaxeysaandadkaad leedahay waan dilaynaa ayaa xaqiisa keeni inshaa Allah

  • @AbdurahimMohamed-u6k
    @AbdurahimMohamed-u6k 11 часов назад +6

    Inasha Allah farmaajo 2026 farmaajo is coming back insha Allah 🤲🫶❤

  • @Fardowso-t5j
    @Fardowso-t5j 7 часов назад +3

    Ax 😭 rabiyow u naxariisto

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db 8 часов назад +2

    ASC, Innallillaahi wa Innaileeyhi Raajicuun ,Alla ha u Raxmado Marxuumka. meel Qeyr Alla ha mariyo Jenaral Sheegoow Sabar iyo Iimaan Alla haka siiyo Familkii ka tagey. Aduunka haddii Cadaalad ka waayey ,Alla agtiisaa Cadaalad taalaa Sabra.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 часов назад +2

    subxanallaah Allow u naxariiso Amiin😭😭😭🤲🤲🤲Allow dhibka naga dukqaad

  • @z-1il
    @z-1il 9 часов назад +2

    Subhanallah 😢

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 10 часов назад +4

    Alkahu Akbar

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 11 часов назад +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @gdydddhhxh1474
    @gdydddhhxh1474 6 часов назад +1

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ar wax caaytamayo hasoo deynin استغفر الله العظيم واتوب اليه

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 10 часов назад +2

    Yaad ku ka sugin aawey hantidii 5 somali weyn yaa liqey sow mooryaan aan alle aqoon oo bilaa damiir ah❤❤

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 10 часов назад +3

    Aallahu Akbar

  • @khadijoalli6126
    @khadijoalli6126 11 часов назад +3

    Mar xuunka allah unaxariisto cadaalada illaahbu kaheli

  • @nesterooymohamed6782
    @nesterooymohamed6782 4 часа назад +1

    Farmaajo tuug qabiilystaa weeye oo daarood wata marka jareer wayne hakuu codeeyaan ayuu rabaa hadhow doorashada allena haw naxariisto sheegow

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 10 часов назад +3

    Allaha unaxaristhay waatuntet

  • @User_19567
    @User_19567 10 часов назад +2

    Insha Allah cimri deg deg wuku sosocda

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 10 часов назад +3

    Mooryaan ilaahay dhagartooda haku celiyo yaa rabi mooryaanta mooryaanta dad diin dal wey liqeen yaa rabi mooryaan deg deg uga dul qaad maatada islaamka ah ee somali weyn tolaay tolaay 😂😂😂

  • @eltirehimaelmidaher
    @eltirehimaelmidaher 5 часов назад +1

    Habartisa iiyo tiguday bah waseh emaratis kaa ayaa lagudhex wasaah kan walahi wah fargal

  • @Umo580
    @Umo580 11 часов назад +2

    WAN KAXUMAHAY WIIL SOOMALIYEED O HADANA DEREJOLE XAQIISA LADUUDSIYO XASAN AAKHIRO IYO ADUUNKA WALAGU WEEDIINAYA DADKA SIDAKADAA ILLAAHAY KABAQ😭

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 4 часа назад +1

    💔🤲🏻

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 11 часов назад +3

    ASC runtii dad caytamaya in aad soo deyso ma aheyn, runtii cabasho waa jirta lkn in madaxweynaha la caayo waa khalad,sheegow, Allaha u naxariisto qofkastana waa dhimaneysa ee ha la ilaaliyo Adaabta, ALLAH na ha laga cabsado Thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 10 часов назад

      Waa benta maxaa uga hadalin marki laxiray warhee fayuus baa kagalay ee sow ma aheen idinka warhee

    • @daidasheekhsaciidshibraahi3166
      @daidasheekhsaciidshibraahi3166 2 часа назад

      Saki iska eg ayadaha quranka lagu xadgudbayo ina kufiirsana wa nagu qalad

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 9 часов назад +2

    War xishooda caydu mafiicna ceeb madaxwaynah kaxishooda. hooyadin hacaayin kuwan umada aflagaadaynayoo umadu ilaahay ugabaqa ilaahay hawnaxariisto wiilkeen somaliyed

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 7 часов назад +1

    Farmaajo kiiski ikraan tahliil meel haku sheego dadkii shoobe ku dhintayna kama tacsiyeene shegoow alaha u naxariiste maxu ka dhex arkay

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 8 часов назад +1

    Farmaajo ayuu la shaqeeyn jiray Alla yaa rahma sheegoow very close ayeey sateen farmaajo mar walba waxuu ka faaiideystaa buuqa markaas jira, weligiis kama uusan hadlin Qalbi dhagax one day dadka waardiyaha u ahaa C/shakier oo wader xabaaleed kobahooda lagula duugay.

  • @WaailAnwar
    @WaailAnwar 11 часов назад +3

    Alaah ayaa garab idiin ah

  • @User_19567
    @User_19567 9 часов назад +2

    Sax waye wa in labaro

  • @HkcVgd
    @HkcVgd 7 часов назад +1

    Sax waye besha jarer weyne qof walba meshuu kunolyahay ayaa madaxweyne u ah aniga Aisho ahan Salman binu cabdul casiis baa madaxweyne ii ah somalinimada xitaa wan idinka baxney ee g / sh / medkisa cuna ewelba qori ismaris lee eheden cilka jarer weyne ha idin dayee nacalaa dameradaatihin kuyalee illahy baa idinka jazindona dulmiga aad ku dishen malayin bana u dhiig baa udaadineysa shegow waa loo araa ee loma oynayo

  • @AshaIbrahim-t4h
    @AshaIbrahim-t4h 10 часов назад +1

    Yeah, Allah🤲🤲🤲🤲☝️

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 11 часов назад +1

    War shicibow Odaygan daahir Calasow waa shar Somalida loo soo’diray inuu isku diro oo dhaqanka xun ku faafiyo iyagoo la’jilayo been ahaan walahi waa mashruuc kufaarta ay u soo dirsadeen in Somalida dhaqanka laga xumeeyo oo xumaanta la’caadaysto iyo gaalnimada iyo qowmu’luudkq istaqfurulah 😢 mana’aha qabiilkuu sheeganayo ama Somaliba maaha, Muslimna maaha subhannallah 😢 rabbiyow Ceebtiisa iyo sharkiisa dibadda ha’soo dhigo oo umadda Somali ilaahay haka’qabto isag iyo kuwa mashruuca ku soo qaatay xumaanta sida Habarta Hani la’yidhaah ilaahay ha’cadaabo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Kolay Waa Ethiopian 🇪🇹🤮🤧 uraya nacald ilaahay haku’wada’rido iyo inta sharka wada oo shicibka Somali isku diraysa iyo dhaqanka xun ka’dhex wada ilaahay silic ha’u dilo kulligooda yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan4079 3 часа назад

    inalillahi wa inaa ileuhi rajicuun wllhi wan calol xumaday somalaay inta sidan tihiin Wllhi hog iyo ba unbaa idiin danbeysa illahow adigaa xaqsore ah umadaan dulmiga ka dulqaad Subxanallah

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 10 часов назад +1

    Jareerow aamina geerida . كل نفس ذا اقت الميت. Ee walaalayaal Rabbi baan u dhaafnay اليس الله باحكم الحاكمين. Dhib waxaa qaba ninkii qof ku tacadiyay. Ee Allaha u naxariisto Sheegow ee yeey dad views raadinaya ama mucaarad siyaasad ka doonaya yuu idin kicin. Waayo saacadaada wax laguugu darima,lagaana dhimimaayo.

  • @HindaNuur-b8m
    @HindaNuur-b8m 10 часов назад +3

    Mw caayda ceeb badanaa

    • @BoqoradaRerkeenadiid
      @BoqoradaRerkeenadiid 3 часа назад +1

      Ceeb maxa ka galay nin qaali ahaa lga dilee oo weliba la silciyay,oo aan xitaa allaha u naxariisto xitaa aysan dhihine dowladu,saas illaahay xaqiis maaha illaahow sheegoow u naxariiso oo cadaalad u sahal yaa rabi,indhood xumo weeynaa yaa allaah😭😭😭😭😭

  • @Mohamedabdo-od3jh
    @Mohamedabdo-od3jh 11 часов назад +2

    Wa saax

  • @mamedahmed3825
    @mamedahmed3825 10 часов назад +1

    Zaki markasta carab cunsuri waaye saan waaye saas waaye aa dhahi jirtay somalida ka wrn cunsurinimada maa ka hadshid walasha was

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 10 часов назад +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 11 часов назад +2

    Abgaalow hadalka Balbalaar ma dhageeysaneeysaan

    • @BoqoradaRerkeenadiid
      @BoqoradaRerkeenadiid 3 часа назад +1

      Maxad ka bedeli kartiin hee hadad dhegeesateen😂😂😂😂

  • @CalimaxamedXuseeniaxmed
    @CalimaxamedXuseeniaxmed 11 часов назад +2

    Haaa dawlde ayaa dishay

  • @catgoeswild5001
    @catgoeswild5001 8 часов назад +1

    Jareer maxay dawlad ka ogyihiin

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 10 часов назад +1

    Tolaay wixii dawlad u magacaa ey dambiga lahaa waayo ayagoo laga nastey yaa mar 2aad ku magacaabey caasumad oo dhisey meel ay dameero ka buuxaan oo qabuur u eg akh akh

  • @rageahmedrage4956
    @rageahmedrage4956 10 часов назад +1

    Asc dhamaan Waxaan idin weynaa ninkaan gabadha gubey maxaan loo toogan waayey 3dax maxkamad xukuntey maxaa qaladan

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 11 часов назад +1

    Farmajo soow ma aha ninkii garaada u diiday ka dibna uu u baxsaday Uganda jareer meel xun beey ladahay

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 10 часов назад +2

    Betale dadka haisku dirin

  • @AbdinoorAhmed-yp6st
    @AbdinoorAhmed-yp6st 10 часов назад +1

    1:03 1:03

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 10 часов назад +1

    Abgal maxu qaba waa dad nasab ah siyasada iyo dadka kalasaraa

  • @NasroCabdiraxmaan-j4v
    @NasroCabdiraxmaan-j4v 11 часов назад +1

    Gul

  • @Xusen-w6v
    @Xusen-w6v 10 часов назад +1

    𝑾𝒂𝒂 𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂𝒂 ?

  • @NasroCabdiraxmaan-j4v
    @NasroCabdiraxmaan-j4v 11 часов назад +1

    Galbatahay Amiga afgadu waxin

  • @abdulkadirahmed1462
    @abdulkadirahmed1462 10 часов назад +1

    Kalay maxa waxben ah un usotabisa

  • @NasroCabdiraxmaan-j4v
    @NasroCabdiraxmaan-j4v 11 часов назад +1

    Waracasanahay

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 11 часов назад +1

    Farmajo ha is qarin tuug yahow
    Aaway gabadhii Xawaadle

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 11 часов назад +1

    Puntland kuwii kufsaday oo dilay maaha. Is xoreey umadda haysku dirine.

  • @NasroCabdiraxmaan-j4v
    @NasroCabdiraxmaan-j4v 11 часов назад +1

    Farmag